
Puntland oo ogolaatay inay sii dayso Markabka Hubka
BOSASO, Somalia – Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş. Safarka Waftiga Dowladda Turkiga ayaa daba socday xiriir …